Xoghayaha dhallinyarada iyo ciyaaraha xisbiga WADDANI Yuusuf Nuux Yuusuf (Tadhase),

 









Xoghayaha dhallinyarada iyo ciyaaraha xisbiga WADDANI Yuusuf Nuux Yuusuf (Tadhase), ayaa ka qaybgalay galabta Furitaanka garoonka cusub ee WAAHEEN Sports Center Stadium oo ka Mid Noqon Doona Garoonada Casriga ah ee Caasimada Hargeysa.

Xafladdan ayaa waxaa iyaguna ku wehelinayay Maayar/ Ku-xigeenka Caasimada Hargeysa Md Khadar Nuur iyo Lataliyaha Wasiirka Dhalinyarada lyo Ciyaraha Khadar Jilaal Jaamac, Guddoomiye Kuxigeenkii Hore Xidhiidhka Kubada Cagta Saleebaan Xasan Daahir.

Xoghayuhu wuxuu u mahad-naqay Maamulka Garoonka iyo guud ahaanba kooxihii kala duwana ee Tartamadda ka qeyb-galayay.

Post a Comment

0 Comments