Raysal Wasaaraha Itoobiya ayaa sheegay in dalkiisu awood u yeeshay inuu soo saaro rasaasta, oo uu dibedda ka soo iibsan jira, balse taas beddelkeeda ay gudaha Itoobiya ku sameeyaan rasaastaas, kuna dhoofiyaan dalalka dibadiisa
"Inkastoo ay jireen dedaallo la sameeyey oo la xidhiidha in dalka gudihiisa lagu soo saaro rasaasta, haddana saddexdii sanno ee la soo dhaafay waxaynu ku tiirsanayn soo iibsashada rasaasta. Laakiin, Hadda Itoobiya waxay kordhisay awoodda soo saarista rasaasta dalka gudihiisa, sidoo kalena waxay bilowday dhoofintooda dibadda. Talaabadan waa shaqo dhiirigelin mudan marka la eego hubinta ciidan qaran oo dhisan oo si wanaagsan u hubeysan.
Ayaa yidhi Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed, oo booqday mid ka mid ah Wershadaha rasaasta sameeya ee dalkiisa.
Halkan kaso akhriso
https://getnitricboost.net/discovery#aff=Ahmedtyga



0 Comments